ku soo dhawoow albumka  Said

Isahaaq Said Bashir

Xuseen Bashka

Said iyo Faarax

Said iyo faarax iyo hooyo Xaliimo  Axmed

xusuus

waa xusuus aad iyo aad u muhiim ah dhankayga waa anigoo ah Saide masawirka dhexe ee maswirada ugu sokeeya waa Said  taariiqdu markii ay ahayd  1982 .waa xusuus aad  uqaali ah waayuhuna waa un socdaaye waxaa mahad  mudan  masawikaan iyo xusuus qaali ah,Masawirka kasareeya  waa said  iyo Faarax  taariiqdu markay ahayd  1996 Ardis Ababa ee dalka  Ethiopia. Masawirka  kalena waa Xuseen  waa  "dear brother" af soomaaliga waxaa  lagu  yiraahdaa  walaal kaygii qaaliga ahaa, Masawika kalena waa garanaysaan waa  duqa  xaafadaan  Said

By  Said  Bashir  Isahaaq

E-mail

[email protected]

Home